Home Wararka Page 908

Wararka

Madaxweyneyaasha Kenya iyo Uganda oo safar taariikhi ah wada galaya

0
Madaxweyneyaasha Kenya iyo Uganda oo safar taariikhi ah wada galaya Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa noqon doona hoggaamiyihii u horreeyay ee ajnabi ah ee...

Xukuumada somalilnd oo Mareeye ku Xigeen usoo magacawday wakalada haamaha shidaalka Berbera

0
Madaxawynaha Somaliland aya maanta soo magacabay maareeye ku xigeenka wakalada haamaha shidaalka berbera, Carfaan xamud Cabdoo oo Kasoo Jeeda Beesha carabta ee Degan Berbera Ayaaa...

Hadii la Doonayo Wada-hadal Run ah Oo Midhodhal Noqda Waa In Marka Hore la...

0
Yaa Xaq U Leh Go’aanka Kama Dambaysta Ah? Wax waliba waxay ku xidhan yihiin marka hore jawaabta waydiintan: Shacbiga Somaliland xaq ma u leeyihhin inay...

BBC war cusub Toogashadii New Zealand: Hoggaamiyaha Austria oo arrin cusub shaaciyay

0
Hoggaamiyaha dalka Austria Sebastian Kurz ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay inuu jiro xiriir dhaqaale oo ka dhaxeeya ninka loo heysto weerarkii masaajidyada dalka...

BBC Nin ‘isku dayay inuu tareen rogo’ oo lagu xiray Austria

0
Ciidamo khaas ah oo ka tirsan booliska dalka Austria ayaa xiray nin lagu tuhunsan yahay in uu taageero kooxda Daacish, kaasoo la rumeysan yahay...

VOA deg deg war Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa fiidkii u qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Laba Dhagax meel u dhow cisbitaal ku yaalla...

Trump oo lacagtii gidaarka ka heley meel kale

0
Aqalka Pentagonka ee looga taliyo militariga dalka Maraykanka ayaa ansixiyay lacag dhan $1 bilyan oo doolar oo ka mid ahaa miisaaniyadda ciidanka in loo...

Siyaasi Duur Oo Ka Horyimid Mawqifka Xisbigiisa Waddani Ka Taagan Yahay Guddida Doorashada

0
-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka horyimid aragtida xisbigiisu ka qabo guddida doorashooyinka somaliland. Siyaasi...

Buug ay qortay Michelle Obama oo 10 milyan laga iibsaday

0
Buug xusuusteeda ay ka qortay xaaska madaxweynihii hore ee Maraykanka, gabadha lagu magacaabo Michelle Obama ayaa noqday kan loogu iibsiga badanyahay dalka Maraykanka. Waxaa la...

Wararkii ugu danbeeyay