Home Wararka Page 907

Wararka

Hay’ado ka digay qorshaha lagu xirayo Dadaab

0
Kooxaha xuquuqda aadanaha ayaa maanta ka digay in rubac milyan Soomaali ah ay rabshado ku wajahayaan dalkooda, haddii Kenya ay sii waddo qorshaha ay...

Sacuudiga oo si ku meel gaar ah u sii daayay dumar

0
Sacuudiga ayaa si ku meel gaar ah u sii daayay saddex dumar ah oo xuquuqda aadanaha u dooda ku waas oo ku eedaysan dacwado...

Deg Deg :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabey Taliyayaal Ciidan

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Sareeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf u magacaabay taliyaha ciidammada asluubta Somaliland. Sarreeye guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax) ayaa...

Wasiirka Gaashaandhigu Muxuu Ka Yidhi Eedaymaha Musuq Maasuq Ee Loo Haystay

0
Wasiirka gaashaandhiga somaliland Axmed Ciise Xawar ayaa ka hadlay eedaymaha musuq maasuq ee hanti dhawraha guud ee qaranku ka geeyey xeer ilaalinta. Wasiir Xawar ayaa...

Siyaasi Duur Oo Si Adag U Beeniyey Bog Facebook Ah Oo Magaciisa Lagu Qortay,...

0
wasiirkii hore ee arimaha gudaha Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag u...

Markabkii ay tahriibayaasha afduubteen oo Malta ku xirtay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...

Qarax Culus Oo Iminka Moqdisho Ka Dhacay

0
Qarax aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, waxanaa la sheegayaa inuu yahay Waddada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan agagaarka Hotel Wehliye. Qaraxan...

Wararkii ugu danbeeyay