VOA deg deg war Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa fiidkii u qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Laba Dhagax meel u dhow cisbitaal ku yaalla agagaarkaasi.

Wararka hordhaca ah ee aan helayno ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday baabuur.

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay qaraxa, laba kalena way ku dhaawacantay.