Home Faallooyin

Faallooyin

Afrikaan horay loo geeyay Rwanda iyo sida ay ugu suurtagashay inay Yurub tagaan

0
Bahabelom Mengesha, oo hadda ku nool magaalada Zurich, ayay Israa’iil u dirtay Rwanda sannadkii 2014-kii Iyadoo UK ay ku adkeysaneyso qorshaheeda ah in dadka magangalyo-doonka...

Ninku guulaystay bakhtiyaa-nasiib boqolaal kun oo dollar ah, balse lacagtii qaadan la’

0
Nin u dhashay dalka Aljeeriya oo hadda ku nool dalka Belgium ayaa ku guulaystay bakhtiyaa-nasiib dhan 250,000 oo Euro, lacagtaas oo u dhigantay 270,000...

Hindiya: Atoorihii ay quruxdiisa u keentay khasaaraha

0
Waxaa la sheegaa in Shashi Kapoor uu ahaa atoorihii ugu quruxda badnaa ee taariikhda filimada Hindiya soo maray xilligiisa. Atariishada caanka ah ee howl gabka...

Jihan Saadaat : Xaaskii awoodda badneyd ee Anwar Saadaat

0
Jihan Saadaat waxay u doodi jirtay xuquuqda haweenka Jihaan Saadaat waa xaaskii madaxweynihii hore ee Masar Anwar El Sadaat, waxay Jimcihii ku geeriyootay cisbitaal ku...

Muxuu Abiy Ahmed ka yiri qabsashada TPLF ee Mekelle?

0
  ADDIS ABABA — Hoggaamiyayaasha Ethiopia ayaa Arbacadii hoos u dhigay muhiimadda ka bixitaanka ciidanka federaalka ee magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray, ayaga oo ku...

Deg deg,Itoobiya ayaa sheegtay iney adeegsaneyso dakadaha waddamada deriska la ah si ay uga...

0
Itoobiya oo ah dal ay ku nool yihiin in ka badan 100 malyan oo dhul weyna ku fadhida ayaan lahayn dakad ay iyadu leedahay...

Xisbiga Kulmiye oo si kulul uga hadlay isbahaysiga ay samaysteen axsaabta UCID iyo Waddani

0
Xisbiga Kulmiye ee haya talada Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland, ayaa sheegay in labada xisbi ee mucaaradka ah ee UCID iyo...

BERBERA ,Warka Munaasibada Tukashada salada ciida

0
https://youtu.be/owtwV5EdI8s    

Wararkii ugu danbeeyay