Xukuumada somalilnd oo Mareeye ku Xigeen usoo magacawday wakalada haamaha shidaalka Berbera

0

Madaxawynaha Somaliland aya maanta soo magacabay maareeye ku xigeenka wakalada haamaha shidaalka berbera,
Carfaan xamud Cabdoo oo Kasoo Jeeda Beesha carabta ee Degan Berbera Ayaaa Noqonaya Masuulkii Kowad ee Carbata degan somaliland a oo Madaxwayne Muuse Biixi Xil u magacabo