Vladimir Putin: Xog ku saabsan Madaxweynaha Ruushka oo isku day dil ka badbaaday
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka badbaaday weerar isku day dil ah oo lala beegsaday waxyar kaddib markii uu billowday dagaalka Ukraine, sida uu...
Sanadguurada 20 ee xisbiga kulmiye iyo hadalkii wasiir kaahin
https://youtu.be/tM3spjTxPsg?t=16
Doorashada Soomaaliya 2022: Guusha Xasan Shekh Maxamuud maxay uga dhigan tahay Colaadda Tigray?
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya iyo Hoggaamiyaha TPLF ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Hambalyada guusha ee labada dhinac ayaa ku...
Sucuudiga Oo Shaaciyey In Dumarka Qaangaadhka Loo Ogolyahay In Ay Muxnram La’aan Xajka Tagi...
https://youtu.be/GW-sHgtn0hA?list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg&t=28
Shirkada dahabshiil terminal Oil oo shidaal jaban keentay
Shirkada Dahabshiil Terminal Oil ayaa dalka keentay shidaal qiimihuuse jaban yahay,
Warmurtiyeed kasoo baxay xafiiska maamulka haamaha shidaalka ee shirkada dahab shiil berbera...
Suaalihii Dhexmaray Wasiir Siciid Sulub iyo Gudida Khayraadka Ee Golaha Wakiilada
https://youtu.be/d91LPyAn4ys?t=110
Ruushka oo 48 Sacadood ku qabsaday Casimda Ukrain sida aay muujinayan sawirada lagasoo qaaday...
Muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyey ayaa muujinaya Taangiyada Ruushka oo dhex mushaaxaya waddooyinka waaweyn ee caasimadda Kyiv.
Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ayaa xaqiijisay iney gudaha u...
Shirkada DP World Ayaa Shaacisay 23 boos oo cusub noqon-doono (GROW Program
Shirkada dekeda Berbera Maamusha ee DP World ayaa xaysiisay shaqaale cusub oo ay qaadan-doonto kuwaasi oo qayb ka ah shaqo-abuurka bulshada Somaliland, waxay shaacisay ...
Gaadhiga Dr.Gaboose oo Muraayado laga jejebiyey iyo dagal siyasadeed oo kaga socda degaanka uukasoo...
Sawiradan waa gaadhiga Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo koox dhalinyaro ah oo aan la aqoonsani ay muraayadaha ka jajabiyeen .
Xiligii dhacdadani dhacdey ayaa waxaa...
Warbixin ku saabsan Gaajada qoysaska barakacayaasha Tigray oo ka sii dareysa
MEKELE — Wali dhibaato ibna aadanimo aya ka taagan
Malaayiin qof oo ku dhaqan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa aad ugu baahan gargaar cunno,...