Home Featured

Featured

Featured posts

Dalka Ingiriiska oo kusii siqaya Aqoonsi buuxa oo uu siiyao jamhuuriyada Somaliland ee uu...

0
Dalka Britain Ingiriiska ayaa kusii siqaya sidii uu Aqoonsi buuxa usiin lahaa dalka jamhuuriyada Somaliland oo xoriyadiisa ka qaatay boqortooyadii Ingiriiska 1960 kii bishii...

Waa kuma Sir Keir Starmer, ninka noqoya Ra’iisul Wasaarah cusub ee UK

0
Xisbiga Shaqaalaha ee UK, ayaa ku guulaystay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday khamiistii taas oo uu helay codadka ugu badan ee barlamaanka aqalka...

Warshad soo saareysa calafka xoolaha oo laga furay Jigjiga

0
  Magaalada Jigjiga ee dawlada deegaanka Soomaalida ayaa waxaa laga daah-furay warshad soo saaraysa calafka xoolaha, taasi oo ay maalgashadeen dhallinyarada deegaanka iyagoo gacan ka...

Ciidamada Israa’iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari...

0
Milatariga Israel ayaa sheegay in ciidamadoodu ay jebiyeen hab-maamuuska kadib markii nin Falastiini ah oo dhaawac ah ay ku xireen afaafka hore ee gaarigooda...

Berbera, Warka Imtixaanka shahaadiga ah oo saaka furmay

0
https://youtu.be/CwffbBf2ekc

Siyaasiga Reer saaxil cabadlale maxamed carab miisaan intee leeg ayuu ku leeyahay xisbiga wadani

0
Mayorkii hore ee Berbera Abadale Mahomaed Arab waa siyaasiga ugu tunka wayn siyaasyiinta Reer Saxil ee ku jira Xisbiga Wadani waa nin ay glass...

Xisbiyada galay tartanka doorshada madaxtooyada oo kala horosanaya siyaaasiyiinta tunka waawayn,

0
Mar hadii gudaha loo galay Ololalaha doorshada madaxtoyada jamhuuriyada somaliland waxaa iska cad in lakala horor sanayo raga tunka wayn dhanka siyasada taas oo...

Cimraan Khan oo qeylo dhaan ka soo dhex diray xabsiga iyo nolosha dhabta ee...

0
Dowladda Federaalka ayaa ku andacootay in aysan run ahayn sheegashada Cimran Khan oo ku xiran xabsiga Adiala ee ah in lagu hayo meel kali...

Wararkii ugu danbeeyay