Home Maqaallo Page 70

Maqaallo

Heer-Kaa Markii Ay Gaadheen Kana Dhabeeyeen In Ay Dul Istaaggaan Dayaxa!…W/Q Hamze Hassan Gurre(Hgurre)

0
Balse hadii aad samir kaaashato adiga oo rabba in aad yoolkaagga ka dhabayso,Waxa aad laasimaysaa ka jibbo keenideedda oo dhabba Noloshu waa hiigsi, Qof walba...

TABTAASAY INOO AHAANAYSAA (Idinku Taliya Ma Ogola’aan Wada Tashano Ma Ogola’aan Kala Tashanona Ma...

0
Runtii ilaa hadda ma muuqdo marka aynu ognahay bisayl la'aanta garaadka siyaasadda ee guud ahaan YAAB! Fursad kasta oo doorasho  ay ku qabsoomi lahaydba Doorasho-diidku...

Dhagarqabihii Morgan ee Xasuuqay Shacbigeena in Magaciisii la Huwiyo Muwaadin Somalilander ahi waxay Ceeb...

0
Asalaamu Calaykum, Ma aha oo kaliya in Arrintani ay Ceeb ku tahay Dadnimadeena, Qaranimadeena, Sharafteena iyo Halgankeenii SNM, balse waxay bahdillaad iyo Nusqaan ku...

Googaa-Cigalee: Soo noqoshada C/waaxid Gamadiid, Meheradii la qarxiyey ee Westgate iyo Suldaankii noq-noqoshada badnaa.

0
C/waaxid Gamadiid+Westgate+Suldaan M. Suldaan C/Qaadir = Asxaabta sharafta leh iyo Saxaafadda madaxabanaanba, Ramadaan Kariim. Ma rabo in aan hadalka ku dheeraado, waxaanse jeclaa bal inaan...

Muuse Biixiyow Adoo Guri Quraarad Ah Degan Ha Shiidin Jaarka‏

0
Waa dagaalki Garxajiska iyo Maryaaloolka is uruursaday 1994-1997. Muse Biixi: “Anoo wax dili kara duco qaadan maayo ee dabci qorigu ha i furee” Iyo...

Timirtii Horeba Dab Loo Waa

0
Waxaynu kunool nahay geeska afrika gaar ahaan jamhuuriyada soomaaliland oo dhacda map ahaan  galbeedka waxaa ka xiga  ethopia waqooyina jabuuti koonfurtana  somaliliya barina  gacanka...

Siyad Barre ayaa dadka aamusiin kari wayay ee maxaa Oto iyo Cune lagu heystaa...

0
Xuluumada Silaanyo ee leexadu sidato waxay maraysaa jarkii Faqash iska tuurtay. Silaanyo iyo koox diisa waxaad moodaa in aanay taariikhdii la soo maray aanay...

Tacsi Tiiraanyo leh

0
TACSI TIIRAANYO LEH Inna Lilaaahi Wa Inna Ilayhi raajacuun AF HAYEENKA CUQAASHA GOBOLKA SAAXIL CABDI SICIID MAXAMED (CABDI MADOOBE) CAAQIL XASAN SHAQLE MAXAMUUD CAAQIL CUMAR...

Hargaysa(Biyo Guure News)Doorasho De deg ah waxa ka wanaagsan Diiwaangalin sax ah o dalka...

0
Muranku waxa kale oo u ku soo ururay goorta la qabanayo  dooraashada  madaxweynaha iyo hanjabaad is daba joog ah oo ka soo yeedhaya madaxda...

Hargaysa(BGN)Siyaasiyiinta Somaliland Waxay Ku Hafteen Siraha Wikilieks … W/Q Maxamed Yaasiin Maxamed

0
Hargaysa(Biyo Guure News)Siyaasiyiinta Somaliland Waxay Ku Hafteen Siraha Wikilieks ... W/Q Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase (BGN) Sunday, July 12, 2015 09:15:52 Marka hore...

Wararkii ugu danbeeyay