Jaamal Cali Xuseen Madaxweynaha Mustaqbalka Insha Allaah. pc1kC.dpuf

0

Musharaxa da’da yar ee reer somaliland kana sharaxan xisbiga Caaladda iyo daryeelka Jamaal cali Xuseen. Ayaa leh Han Madaxweyne nimo kaas oo uu shacabka reer somaliland Codkaga doonayaa aqoonta uu leeyahay. sidoo kalena  faa’iidooyinka  bulshada kusoo kordhin karo. Jamaal cali xuseen waa nin ka soo shaqeeyey dalalka badan oo ku yaalla adduun weynaha daafihiisa kala duwan.

Waxana uu soo maamulay baanan badan oo ku yaalla qaarada kala duwan. Waxana uu kor usoo qaaday dhaqaalihii wadamadaas uu ka soo shaqeeyey sidaasi daraadeed jamaal waxa uu heeryada ka soo qaatay shaqooyin badan oo uu ka hayeey dalalka. Isagoo tacabkiisii doonayaa inuu geliyo dalkiisa.

Waxana uu hadda diyaar uu yahay

inuu ka soo qayb gallo tartanka hanaashada Madaxweynenimo ee dalka waxana uu la tartami doonaa mushaarxiinta ka soo baxa labada Xisbi ee Kulmiye iyo Wadani. Jaamal waxa uu shacabka reer somaliland ka iibinayaa aqoontiisa taasina waxa ay sabab kartaa inuu si dhib yar uu fuulo korsiga dalka ugu sareeyaa.Waxana la filayaa inuu kor uu qaado arriimaha dhaqaalaha ee dalka. Waxa kale, oo uu door weyn ka geysanayaa kor uu kaca meceeshada oo maraysaa meel sare.

qalinkii

Guuleed warsame

Laascaanood/somaliland

– See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=160172#sthash.pkPpc1kC.dpuf