Home Wararka Page 1075

Wararka

Deg Deg, Dekadaha Soomaalida ee Jabuuti iyo Berbera lama tartami karto Eritaria, Prof abdi...

0
Magaalada Abu-Dhabi waxaa maanta ka dhacay kulan saddex geesood ah oo dhexmaray madaxda, Imaaraadka, Ethiopia iyo Eritrea. Dhaxalsugaha Imaaradda Abu-Dhabi, Maxamed Bin Zaayid ayaa qasriga...

berbera, War Deg Dega, Laash kaluumaysato iyo Ragii watay oo la La,yahay

0
Kaluumaystadan Ayaa warbaahinta u Sheegay in La waayay labo Nin iyo Laashkoodii kudo Ka badan 24 saacadood, waxaanay intaa ku dareen in aay...

DEG DEG, Madaxwaynaha Dawlada xamar oo bartiisa Twitter,ka kaga hadlay shirka...

0
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay bandhiga buugaagta ee ka socda magaalada Hargeysa. Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyey bandhiga buugaagta...

Deg Deg, Ninkii Rasasta Ku Furay Suuqa Mashquulka ah Ee magaalada Toronto oo ...

0
Mas’uuliyiinta dalka Canada ayaa magaca ninkii weerarka ka fuliyey magaalada Toronto habeenkii axadda ku sheegay Faysal Xuseen oo ahaa 29 deganaa magaalada, kaasi oo...

Labo Boqol oo Maroodi oo Goofkii aay ku Dhaqnayeen Laga rarayo Sabbatoo ah waxaa...

0
Shirkadda soo saarta dheemanka ee De Beers ee dalka Koonfur Afrika ayaa goob dalkaas ku taala ka kaxaynaysa illaa 200 oo maroodi ah, kuwaas...

Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal u Dhaxeeya Beelaha Ceel afweyn Heshiiskooda Loo fadhiyo Oo Saaka...

0
deegaanka Ceeryaan oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Ceerigaabo sidoo kalana dhinaca bari kaga beegan tahay Ceel-afweyn ayaa waxaa ka qarxay dagaal u dhaxeeya...

DEG DEG, Daawo Xildhibaan Golaha Degaanka Berbera ah oo Shaaiyay In Aanu Dib Isugu...

0
Xildhibaankan Ayaa Sheegay in uu u banaynayo Dgalinyarada  janiskooda, waxa kale oo ka hadlay  Afartii Mayor ee uu Lasoo shaqeeyay Kii Ugu wax qabadka...

Xarunta Jaamacadda Hargeysa waxaa saaka ka furmaya shirweynaha caalamiga ah ee daraasaadka Soomaalida, kaas...

0
Xarunta Jaamacadda Hargeysa waxaa saaka ka furmaya shirweynaha caalamiga ah ee daraasaadka Soomaalida, kaas oo saddexdii sanoba mar la qabto. Madashaasi ayaa 40 sano ka...

Wararkii ugu danbeeyay