Home Wararka Page 1074

Wararka

Maareeyihii biyo xireenka Abay ee dalka Itoobiya oo isaga oo mayd ah la...

0
Ninkii madaxda ka ahaa biyo xireenka wayn ee Abay ee dalka Itoobiya ayaa isaga oo mayd ah oo garigiisa ku jira laga helay fagaaraha...

India oo qorshaynaysa inay 18 safaaradood ka furato Afrika, sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha...

0
Hadalkaas ayuu Mr Modi ku soo qaaday khudbad uu u jeedinayey baarlamaanka Uganda, waana markii ugu horreysay ee uu baarlamaanka dalkaas la hadlo ra'iisul...

Madaxweynaha Maraykanka ayaa la duubay isaga oo lacag kula gorgortamaya haweenay uu la seexday

0
Cajalad sir ah oo laga duubay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa laga baahiyay taleefishinka CNN ee dalkaasi, waxayna arrintan sare usii qaadaysaa fadeexadihii markii...

Cajiib, Gabar Yar oo Swedish ah oo Diiday in la Mustaafuriyo Nin Afgaanistani...

0
is hortaag ay gabar u ololaysa  xuquuqda dadka oo Swedish ah ku hor istaagtay in dib loo celiyo nin Afgaanistan u dhashay oo qaxooti...

Waa kuma faysal ali waraabe, BBC da oo Mashruuc Kusoo Qaadatay Dabgalka Nolasha+ Siyaasada...

0
Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe} gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa sanaddii 1948 . Waxbarashadiisii dugsiga hoose iyo dhexe...

Degmada Gooba ee Kililka Oramada Ayaa La Burburiyay taalo aay Kusawirnayd Dawaco,Waxaana ka dhashay...

0
Magaalada Gooba oo ka tirsan deegaanka Baali ee dalka Itoobiya waxaa ku dhintay dad gaadhaya 10 qof waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhowaad...

Heshiis Qarbo qarbo ah oo Laga gaadhay dadkii la xanibay ee xashka tagi lahaa

0
Wasaaradda  Aawqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya iyo shirkadaha diyaaradaha ee ka daneeya ama ka ganacsada arimaha Xajka ee sanadkan 2018-ka,ayaa waxa ay hehsiis ka...

Wararkii ugu danbeeyay