Deg Deg, Dekadaha Soomaalida ee Jabuuti iyo Berbera lama tartami karto Eritaria, Prof abdi samatar oo Si Cilmiyay san u falanqeeyay Siyaasada ganacsiga Dekadaha ee Geeska afrika iyo Imaaraadka

0

Magaalada Abu-Dhabi waxaa maanta ka dhacay kulan saddex geesood ah oo dhexmaray madaxda, Imaaraadka, Ethiopia iyo Eritrea.

Dhaxalsugaha Imaaradda Abu-Dhabi, Maxamed Bin Zaayid ayaa qasriga madaxtooyada kula kulmay ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Aby Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea, Afwerki.

Sida uu qoray wargeyska The Gulf-News, Bin Bin Zaayid ayaa amaanay heshisika dhexmaray Eritrea iyo Ethiopia.

Haddaba maxaa lagu qiimeyn karaa kulanka saddex geesoodka ee maanta Abu Dhabi ku dhexmaray Eritrea, Ethipoia iyo Imaaraadka. Muxuu yahay hadafka xilliga fog ee Imaaraadku uu ka leeyahay Geeska Africa.

Su’aallahaasi iyo kuwo kale ayaa Jaamac Buule Jaamac uu weydiiyay Prof. Cabdi Ismacil Samatar, oo barre ka ah Jaamacadda Minnesota.

HOOS KA DAAWO