DEG DEG, Madaxwaynaha Dawlada xamar oo bartiisa Twitter,ka kaga hadlay shirka taariiikhda raad raaca suuganta iyo afka soomaliga ee ka soda hargaysa

0

Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay bandhiga buugaagta ee ka socda magaalada Hargeysa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyey bandhiga buugaagta ee ka socda Hargeysa isaga oo xusay in dadka soomaalida ahi ay leeyihiin af iyo dhaqan hodan ah.

Madaxweyne Farmaajo oo qoraal ku baahiyey bogiisa Twitter-ka ayaa si gaar ah u soo hadal qaaday gudoomiyaha xarunta dhaqanka ee Hargeysa Jamac Muuse Jaamac iyo wakiilada somaliland ee dalka UK Ayaan Maxamed oo ka mid ah qaban qaabiyeyaasha bandhiga buugaagta Hargeysa.

Dhambaalka uu madaxweyne Farmaajo kaga hadlay bandhiga buugaagta ee “Waxaan bogaadinayaa qabanqaabiyeyaasha, bahda suugaanta iyo qalin-maalka ka qayb-qaadanaya