Dawada cudurka duumada oo 60 sano kaddib la ansixiyey
Dawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadi ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay ka muujiyeen...
Abiy Axmad: Waa khasab in Itoobiya ay qaadato nidaamka xisbiyada badan
Ra'iisalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmad, ayaa sheegaya in Itoobiya ay khasab ku tahay in ay qaadato nidaamka xisbiyada badan si loo gaaro nabad waarta iyo...
Markab taagnaa xeebta Baraawe oo la weeraray
WASHINGTON. D.C — Wararka ka imanaya magaalada Baraawe ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabab ay hubka hoobiyaha ah ku weerareen markab taagan xeebta magaalada oo...
Daawo, Naakhuudihii Doonta Tahriibayaaasha oo maxkamad la Saarayo, cabdikariin xinif
<div style="position:relative;height:0;padding-bottom:61.54%"><iframe src="https://www.youtube.com/embed/i26LgMCjM7Q?ecver=2" style="position:absolute;width:100%;height:100%;left:0" width="585" height="360" frameborder="0" allow="autoplay; encrypted-media" allowfullscreen></iframe></div>
Sirdoonka Ethiopia oo Addis Ababa Ku qabtay Malaayiin Doolar iyo Hub kala Duwan,
Ciidamada Booliiska ee Waddanka Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen aduun lacageed oo gaadhaya 10 million US Dollar, taas...
Maxay Madaxtooyada Somaliland Ka Tidhi Kulan Dhex Maray Muuse Biixi Iyo Safiirka Ingiriiska David...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka waddanka UK u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador David...






















