berbera, War Deg Dega, Laash kaluumaysato iyo Ragii watay oo la La,yahay

0

Kaluumaystadan Ayaa warbaahinta u Sheegay in La waayay labo Nin iyo Laashkoodii kudo Ka badan 24 saacadood, waxaanay intaa ku dareen in aay ku wargaliyeen badhasaabka Gobolka Saaxil Eng Axmed Cisman xasan Laakiin Aanay wax jawaaba ka Helin,