Home Wararka Page 986

Wararka

Deg Deg war, Sadex Siyaasi oo Caan ah oo Laga eryay Xubin nimadii Xisbiga...

0
Warqad iminka ka soo baxday xafiiska xisbiga Kulmiye isla markaana ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa...

Deg Deg, Taliyaha Ciidamada Burundi ee Somaliya ku Sugan oo Diiday in aay ka...

0
Milateriga dalka Burundi ayaa ka soo horjeestay codsi uga yimid midowga Afrika oo ahaa in kun askari oo kamid ah ciidammadooda katirsan AMISOM ay...

Raysala wasaraaha Etiopia oo Abuuray Ciidamo Loo tabobary Illaalinta Madaxda dalkaasi iyo Qoysaskooda,

0
Dowladda Itoobiya ayaa bilowday inay hirgeliso ciidamo gaar ah oo ilaaliya madaxda dalkaasi oo ay kamid yihiin wasiirada, madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha dalkaasi. Ciidammadan oo...

Somaliland Oo Ka Hadashay Isbahaysi Ay Sameysteen Dalalka Ku Yaalla Badda Cas Iyo Gacanka...

0
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay Ammaanka xeebaha dalkeeda u dabo-fadhiisanaynin cid kale, waxaanay shaacisay in  iskaashi kasta oo ay sameeyaan dalalka Gobolku...

Xildhibaanadii Mooshinka ka Keenay farmaajo oo Eedaymo Horleh Soo Saaray iyo Dilal Qorshaysnaa ...

0
xildhibaanadii dhawaan mooshinka ka keenay madaxweyne Farmaajo ayaa mar kale soo bandhigay eedaymo culus oo u jeediyeen madaxweynaha. Xildhibaanada oo hore u shaaciyey inay ka...

Xasuuqii Burco Ka Dhacay 20/12/084 oo lagu laayay alle ha u naxaristo e 43...

0
Maanta oo kale. 20.12.1984. Xasuuqii Burco iyo Warqaddii Dilka lagu amray!! Maanta oo kale 31 sanno ka hor, waa maalintii uu dhacay Xasuuqii Magaalada Burco. Halkaas...

Muxuu iisu casilay ergeyga gaarka ah ee madaxweyne Trump u joogay Suuriya ?

0
Sarkaal sare oo ka tirsan Mareykanka una qaabilsan dagaalka lagula jiro ururka isku magacaabay dowladda islaamiga ee IS ayaa ka gaabsaday go'aanka madaxweyne Trump...

Haweeneey si la yaab leh u badbaadisay dad ay gurigeeda ku magan galisay

0
Zura Karuhimbi ma aysan haysan hub ay isku difaacdo markii ay rag mindiyo iyo baangado ku hubeeysan ay gurigeeda isku weegaareen, kuwaasi oo dalbanayay...

Wararkii ugu danbeeyay