Deg Deg war, Sadex Siyaasi oo Caan ah oo Laga eryay Xubin nimadii Xisbiga kulmiye,

0

Warqad iminka ka soo baxday xafiiska xisbiga Kulmiye isla markaana ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex siyaasiyiin oo kala Ah

  1. Prof Cabdi Cali Jaamac
  2. Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire
  3. Abwaan Cismaan Kujare