Home Wararka Page 987

Wararka

Siyaasi Cabdiraxmaan cabdi shakuur Oo Bartiisa twitterka Soo Dhigay Xukuumada Ethiopia oo Safiir...

0
Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ee dalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay aragtida uu ka qabo safiirka cusub ee dowladda Itoobiya usoo magacowday Jamhuuriyadda...

Kulmiye Malaha Waaba Siyaasadiisa Waayo Muddo Kordhinta Ehel Buu U Yahay, Ceebna Uma Yaqaano….”...

0
Siyaasi Cali Maxamed yuusuf Cali Guray ayaa Ka dareen celiyay hadalo kasoo yeedhay gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada kaasi oo uu ku tilmaamay...

Shirkii Lagu Qabtay Jabuuti Waxa uu Ahaa Mid Lagu Shirqoolayay Dawladda Somaliland…Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami

0
Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka mid ah siyaasiyiinta waawayn ee Somaliland ayaa Machadka Heritage ku edeeyay inuu u adeego maslaxadda ay leedahay daawlada somaliya,waxaana...

Siyaasiga Wariyaha Ahan jiray Yuusuf garaad oo warbixin ka Qoray xarkada Alshabaab

0
Soomaaliya dhibaato xoog leh ayaa ka jirta. Shacabka Soomaaliyeed waa dhibban yahay. Soomaali kasta waxaan ku leeyahay, haddii xalka aadan qeyb ka noqon karin,...

Xudeyda, oo 140km (90 meyl) galbeed kaga began magaalada caasimadda ah ee Sanca, waxay...

0
Xudeyda, oo 140km (90 meyl) galbeed kaga began magaalada caasimadda ah ee Sanca, waxay ahayd magaalada afaraad ee ugu weyn Yemen iyo xarun dhaqaale...

Maxaad ka ogtahay Shaqooyinka suuqooda uu sii yaraanayo?

0
Shaqooyin badan gaar ahaanna kuwooda aadka u adag ee aan hadda ka hor la fileyn in si fudud lagu qabto ayaa la sheegayaa 10-15-ka...

Xildhibaano Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Dalka

0
Siciid Cartan Cismaan, Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa iyo Xidlhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac, oo ka wada tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland, ayaa ka hadlay...

Wariye Caan ahaa oo ku dhintay qaraxii saaka xamar

0
Dabayaaqadii siddeetanmeeyadii ayuu weriye Cawil Daahir Salaad ka shaqeynayay raadiyaha dowladda ee Radio Muqdisho oo ahaa halka raadiye ee dalka jiray. Markii uu dalka burburka...

Maraykanku wuxuu ku dhawaaqay inuu Soomaaliya siinayo deeq ku dhow hal bilyan inkasta oo...

0
Dawladda Maraykanka ee maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa cadaysay mawqifka dalkaas ee aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan Afrika danjire...

Wararkii ugu danbeeyay