Home Wararka Page 1185

Wararka

Shir Hoosaad lagaga hadlaaayay Arimaha hawada Somaliland iyo somalia o Burburay

0
' Hargeysa(Biyo Guure Newscom)-Wasaarada duulista iyo hawada Somaliland ayaa sheegtay in haayada ICAO ay ka meermeerayso sidii maamulka hawada ee dawladaha Somaliland iyo somaliya...

Mucaaradka Oo Baaq Kama Dambays Ah U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo

0
' Hargeeysa(Biyoguurenews)-Labada Xisbi Mucaarad Ucid iyo Waddani, ayaa ku heshiiyay inay meel uga soo wada jeestaan hirgalinta heshiiskii ahaa in doorashada la qabto December...

Agaasimaha-guud-ee-wasaarada-warfaafinta-somaliland-oo-kulan-uu-taageero-ugu-raadinayo-xukumada-madaxweyne-siilanyo-ee-wakhtigeedu-dhamaaday-hargeysa-ugu-qabtay-qurba-joog-reer-saaxil-iyo-masuuliyiin/

0
Hargaysa(BGN)Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Kulan Uu Taageero Ugu Raadinayo Xukumada Madaxweyne Siilanyo Ee Wakhtigeedu Dhamaaday Hargeysa Ugu Qabtay Qurba Joog Reer...

Arinta Ay Sheegayso Wikilieks Hadii ay Rumowdo,Waa Khiyaamo Qaran Tii Ugu Darnayd…. Hadii Ay...

0
Hargeysa(BGN)-Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Madaxwayne ku xigeenkii ugu horeeyay ee somaliland ayaa warsaxaafadeed Uu soo saaray Waxaa uu kaga hadlay Siraha ay Somaliland ka...

Wasiir Maxamed Biixi Oo Ka Hadlay Sirta Muranka Dhalisay Ee Wikileaks Iyo Dacwad Loo...

0
Hargeysa(BGN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa khiyaamo iyo dambi qaranka laga galay ku sheegay eedayn xisbiyada...

Golaha Guurtida Oo Ku Adkaystay In Doorashada La Qabto ,April 2017 ka. “Go

0
Hargeisa)(BGN)Go’aankii Golaha Guurtidu Gaadhay May 2015, Ee ahaa Muddo kordhinta Sidiisii Weeye, Wax Isbedel ah oo ku yimidna ma jirto”. Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqalka guurtida Somaliland, ayaa kusii...

“Guddoomiyennimadaadi Meeday Muusoow Aad Wax Ku Saxeexday Ee Aad Heshiiska Nagula Saxeexatay? Annagu Waxaannu...

0
'Hargaysa(BGN)“Dalkani halaag buu ku jiraa, dhibaatuu ku jiraa Muusoow aad Guddoomiyaha ka sheeganaysaa, waxaa la saxeexay in Somaliland Federaal laga dhigo, Xoolihii ummaddaa...

Wasiirka Madaxtooyada somaliland Xirsi cali Xaaji xasan oo Tiro Rag ah oo Kasoo Jeeda...

0
Berber(Biyoguure News)Wasiirtada Xukuumada Somaliland ayaa Qaarkood waxa ay si Toos ah Uga faa,iidaystaan Xilkaa ay Umada u hayaan Iyagoo Isticmaalaya dariiqada qaldan ee Qabyaalada,...

Mudaharad Lagaga soo Horjeedo Xadhiga Xukumada Silanyo u Gaysatay Suldaan Maxamed Cune Oo Laga...

0
Burco (HWN) iyadoo ay Maanta abaaro 11:00 Duhurnimo ay Ciidanka Booliska Togdheer ay Saldhiga Dhexe Burco ay u taxabeen Suldaan maxamed muuse cune oo...

Taliye Fadal Oo Amaro Culus Dul dhigay Gadiidka,Kana hadlay Tirada Dhimashada Ay sababeen Gadiidku.

0
BiyoGuurenews Cabdilaahi Fadal iimaan Taliyaha Guud ee Ciidanka Somaliland ayaa Amaro ku soo rogay Gadiidka Qaada Jaadka iyo kuwa gobolada iskaga kala Goosha isaga...

Wararkii ugu danbeeyay