12 kii bilood ee lasoo dhaafay waxaa magaalada London lagu dilay 12 dhalinyaro Soomaali...
Dhalinyarada Soomaalida ee London oo noqday 10% dadka mindiyaha lagu dilay
Tirada guud ee dhalinyarada labka ah ee lagu dilay London waa 1299 qoowmiyadaha oo...
Osama Bin Laden Wiil Baari ii ah Ayuu Ahaa,Waxaana la Duufsaday Markii uu...
Waxaa markii ugu horreysay hadashay hooyada dhashay hogaamiyihii ururka Al-Qaacida ee la dilay Osama bin Laden.
Bin laden hooyadii ayaa waxay sheegtay in wiilkeeda uu...
Guddoomiyaha shirkadda DP World, Sultan Ahmed Bin Sulayem Aya Shaaciyay in Heshiiskii Aay la galeen...
Guddoomiyaha shirkadda DP World, Sultan Ahmed Bin Sulayem, ayaa shaaciyey inay nidaam sharci ah u mareen heshiiska maalgashi ee ay ku ballaadhinayaan dekedda magaalada Berbera.
Guddoomiyaha Shirkadda DP...
Go,aan Maxkamadeed oo Lagu Riday Kiiskii Jabuuti iyo Shirkada Dp World,
Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go'aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.
Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo...
Deg Deg,Ciidamada kamaandoosta Afgaanistaan oo Weerar Naftood Hurid ah Ku Qaaday xabsi Aay...
Ciidamada kumaandooska dalka Afghanistan ayaa weerar ku qaaday xabsi ay maamulaan Taliban oo ku yaalla gobolka Koonfureed ee Helmand, waxayna sii daayeen 61 maxbuus.
Taliyaha...
Ra’isulwasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay qoondada shidaalka ay Soomaalida yeelanayso
Dr Abiy oo dad badan kula hadlayay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ka jawaabay su'aal ahayd "Dhinaca deegaanka soomlida Itoobiy waxaa la iga...
Nin isirkiisa la hiddo-raacay oo magdhow heley
Askari u dhashay dalka Mareykanka oo ogaaday inuu leeyahay isir madow ah ayaa magdhaw helay kaddib markii lagu forjeeeyey isirkiisa.
Sergeant Cleon Brown, oo ah...





















