Badhtamaha Laascaanood oo lagu toogtay Sarkaal ka tirsan Hay’adda WHO+Xaalada magaalada oo
Wararka aanu ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu toogtay badhtamaha magaalada Laascaanood Drs. Xaliimo Xasan Basaas oo loo yaqaano Ugaaso.
Drs....
DAAWO,Venezuela: Goob uu Ka Qudbeynayay Madaxweyne Maduro oo La Weeraray
Dayaarad ama dayarado nooca drones-ka loo yaqaan ee aan duuliyaha la socon, ayaa weeraray goob uu ka jeedinayay qudbad Tv-ga si toos ah looga...
Deg Deg, Xaafadha Ashawa iyo Xaafad Ciise ee Diridhaba Ayaa rabshado Xoogani ka Socdaan
Wararka ka imaanaya magaalada Diri-dhabe ee DDSI ayaa sheegaya in rabshado la mid ah kuwii shalay ka dhacay Jigjiga ay halkaas qarxeen.
Xaafadda Ashawa ayaa...
DAAWO:-“Xukuumadu Waxa ay Wadaa Qorshahii Siyaad Bare Ee Saxaafadda Lagu Cuna-Qabatayn Jiray” … Xildhibaan...
DAAWO:-"Xukuumadu Waxa ay Wadaa Qorshahii Siyaad Bare Ee Saxaafadda Lagu Cuna-Qabatayn Jiray" ... Xildhibaan Xoog
Deg Deg, Ciidamo Xoogan oo Fadaraalka Ethiopia ah oo La Wareegay maamulkii Jig Jiga...
Xaalad cabsi iyo jahwareer ayaa ka taagan magaalada Jigjiga kaddib markii ciidamo saaka ay magaalada qabsadeen.
Wararka waxay sheegayaan in magaalada ay bililiqo ka jirto...





















