Go,aan Maxkamadeed oo Lagu Riday Kiiskii Jabuuti iyo Shirkada Dp World,

0

Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go’aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.

Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada dhinac ee ay dawladda Jabuuti ka baxday lix bilood ka hor.

Maamulka Dekadaha ee Jabuuti ayaa go’aankan ku gacansaydhay.