Home Wararka Page 1071

Wararka

Cabdiraxmaan Faroole Oo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Arin Ku Saabsan Wadda Hadalkii Hargeysa...

0
Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole kana mid ah xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya  ayaa kulan la qaatay raysal wasaaraha dawlada...

Xasan Sheekh oo ka hadlay Booqashadii Madaxawynaha dawlad xamar ee Asmara, jabuutina Ku Tilaamaya...

0
Xasan ayaa sheegay in Jabuuti ay tahay dal Soomaaliya u huray naf iyo maal, islamarkaana aanay sahlaneyn dhulka ka maqan, sidoo kalena ay mudan...

Warancade Oo Ka Hadlay Musuq maasuqa lagu eedayay wasiiradii xukumadihii hore ee somaliland iyo...

0
La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Cali Maxamed Warancadde, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, aragtidiisa ku waajahan Xukuumadda Muuse Biixi, tabashada saami...

Madaxwaye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Qaraxii Ka Dhacay Buuhoodle, Amarana Faray Laamaha Amniga.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, shacbiga gobolka...

Sadaex Qodob oo Butland u Marti Qaaday Raysala wasaaraha dawlad xamar oo uu Qadacay

0
Booqashadii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdigii uu hogaaminayay ku yimaadeen Puntland ayaa waxaa ka dhashay khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhexgalay...

Siyaasiyiin hore xilal u soo qabtay oo lagu dilay qarax is miidaamin ah

0
Wararka ka imaanaya degmada Buuhoodle ayaa sheegaya in laba mas'uul oo hore jagooyin siyaasadeed u soo qabtay lagu dilay qarax uu qof naftiisa biimey...

Qarax Ka Dhacay Magaalada Buudoodle Iyo Khasaaraha Ilaa Hada Ka Dhashay

0
Qarax looga adeegsaday gaadhi ayaa goor dhawayd ka dhacay magaalada Buuhoodle. Qaraxa oo ka dhacay agagaarka Masjid Jaamaca Buuhoodle ayey wararku sheegayaan inay ku dhinteen...

Hay,ada Illaalinta Tayada Badeecadaha Somaliland oo Badhitaan Ku sameeyay Bakhaarada WFB Berbera,Laakiin

0
Masuuliyiinta hay,ada Ilaalinta tayada Badeecadaha iyo Muceeshada  kala Duwan ee Somaliland Ayaa saaka baadhis ku sameeyay Bakhaarada hay,ada caalamiga ah WFP ee Magaalada berbera...

Cadho Xun oo jabuuti ka Qaaday safarkii farmaajo ee Asmara, warsaxaafadeed Kasoo baxay safaarada...

0
Dawladda Djabouti ayaa markii ugu horeysay shaacisay in aad uga xumaaday go’aanka ay dawladda Federaalka Soomaaliya kaga cadsatay Qaramada Midoobay in cuno qabataynta laga...

Wararkii ugu danbeeyay