Home Featured Page 64

Featured

Featured posts

Deg Deg, Xukuumada Somaliland Oo 50% Kordhisay Cashuurtii Jaadka

0
Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay cashuurta jaadka ku kordhisay 50% cashuurtii hore looga qaadi jiray. Go’aankan ayaa qayb ka mid ah go’aamo ay xukuumada...

Sucuudiga oo sii daayay qaar ka mid ah ragga ugu qanisan oo horey loo...

0
Raggan ayaa lagu soo qabtay howlgal nadiifin ah oo ka dhan ah musuq maasuqa lana bilaabay Nofeembartii la soo dhaafay. Waxa ay ka mid ah...

Waxaan ugu baaqayaa madaxweynaha inuu wax walba ka horaysiiyo cadaalada iyo sinaanta, jiritaanka umadana...

0
Wasiirkii hore ee maaliyada somaliland ee xukuumadii Daahir Rayaale Ambassador  Xuseen Cali Ducaale(Cawil) ayaa hadlay xaaladaha siyaasadeed ee wakhtigan ka taagan somaliland. Amb Cawil ayaa...

Warqad Sir/ Digniin Ahayd Oo Maareeyihii Hore Ee Dekada Berbera U Qoray Xukuumadii Siilaanyo...

0
Ku – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Ku – Wasiirka Hawlaha Guud Ku- Wasiirka ganacsiga iyo Maalgashiga, Og - Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland May 13 2017 Ujeedo. Dhulka Raasiga Berbera, Mudanayaal Waxaan...

Daawo/Akhriso:-Mashruucii Biyo Balaadhinta Magaalada Berbera Oo Dhaafi Waayey Qorshe Warqad Ku Qoran

0
Mashruuca Biyo Balaadhinta Berbera Aya u Muuqda Mid Madhalaysa Oo Sanad walba Labo Xili Oo Kamida Loogaga hadlo Shir Aay Hogaaaminayaso Wasaarada Biyaha Somaliland, September...

Dawlada Sucuudiga Oo Amar Dul Dhigtay Geella La Qurxiyo Ee Ka Qayb Gala Tartanada...

0
12 neef oo geel ah ayaa laga mamnuucay in ay qayb ka noqdaan tartanka quruxda geela Sacuudiga ka dib markii mulkiilayaasha ay isku dayeen...

Madaxwaynaha Dalka Uganda Yoweri Moseveni Ayaa Taageeray Madaxwayne Trump Hadalkiisii Uu Ku Caayay Africa

0
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani ayaa sheegay in uu jecelyahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, sababtuna tahay maadaamaa uu yahay nin saraaxo badan, islamarkaasna runta u...

Wararkii ugu danbeeyay