Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Qodobada Ay Muhiim Tahay In La Fuliyo Si Ay...
Hargeysa(BGN):-Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay inay aqbaleen go,aankii ay maxkamada dastuuriga ahi...
Sababta Ay Dalalka Faqiirka Ahi Ugu Horumari Waayeen Caawimada Reer Galbeedka –
“Ragga maalqabeenka ah ayaa u taliya bulshooyinka maalqabeenka ah, waxa aanay ku loollamaan sidii ay saami ka badan inta ay haystaan uga heli lahaayeen...
Khataraha Dabinada Qarsoon Ee Is-bahaysiga Cidhib-tirka Saaxafaddu Qorsheynayaan Beri
'
Hargeysa shir ay maalmahan waday Wasaaradda warfaafinta somaliland, Dalladda Soomaali-weyn ee Sonsof iyo garabka Solja-da Nasaxan, oo ka socday magaalada Hargeysa, kaas oo ajendihiisu...
Mucaarid iyo Muxaafad iyamaa mukhaarija Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase
'
Asalaamu calaykum dhamaan inta ila wadaagta qormadan, waxaan kaloo salaamayaa warbaahinta madaxa banaan dhamaantood gaar ahaan inta ila qaybsata soo saaarista maqaalkan,runtii waxaan...
Qabka Xirsi, Qaansada Samaale, Qorshaha Biixi, Qamuunyada Muuse, Qaybta Xaashi Iyo Qabyadda shirka
Hargeysa(Biyo Guure News.com)-Weli waxa socda loollan aan dhamaad lahayn iyo hirdan siyaasadeed oo isku mashquuliyay xisbiga Kulmiye iyo xukuumaddiisa, kaasoo la saadaalinayo in dhamaadkiisu...

























