DEG DEG, Xildhibaan Maxamed Isaaq Cismaan Fanax ayaa BBC sheegay in ciidammada Itoobiya ay...
Xildhibaan Maxamed Isaaq Cismaan Fanax ayaa BBC sheegay in ciidammada Itoobiya ay jirddileen Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur isla markaasna ay la tageen.
“Magaalada waxaa ka...
Mid Ka Mid Ah Gudoomiyayaasha Xibsiga Kulmiye Oo Dhawaac U Geystay Gudoomiye Faysal Cali...
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa dhawaac Fudud oo isha dusheeda ah u geystay Gudoomiye...
Musharax Madaxweyne Oo Ku Labisan Direys-ka Ciidamada Oo Maanta Ka Soo Degay Magaalada Boosaaso
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa maanta ka soo degay mid ka mid ah musharaxiinta u tartami doonta xilka madaxweyne nimo ee...
Malaga yaabaa in Marwo May ay ka mira dhaliso heshiiska ka bixitaanka Britain ee...
Raisalwasaare Theresa May oo ka badbaaday cod kalsoonida kala laabasha ah oo ay u qaadeen xildhibaanada xisbigeeda. Waxa ay heshay 200 oo cod, halka...
Sababta Guddoomiyaha Barlamaanka Somalia uga guuray Villa Somalia oo la shaaciyey
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta ka guuray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyada oo uu wali jiro khilaafka dhinaca siyaasadda ee u...
Waryaa Muddo Kordhin Waa La Sameynayaa …” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland
Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in golahoodu uu muddo kordhin sameyn doono hadii...
Akhriso Qodabada Sharciga ah ee baarlamaanka dawlada xamar ku oogeen farmaajo
Waxa ay iska noqotay arrin iska caadi ah siyaasadda Soomaalida in mooshin laga geeyo madaxda dowladda , kaas oo inta badan dhaliya qalalaase siyaasadeed.
Waxa...
Gabadh Soomaali ah oo doorasho kaga guuleysatay ganacsade caaan ah
Haweeney soomaali ah ayaa loo doortay golaha deegaanka ee South Portland City ee dalka Mareykanka.
Deeqa Dhalac ayaa ka guuleysatay nin ganacsade caddaan ah oo...
Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa baaraya saxnimada muuqaal laga soo duubay lamaane u dhashay waddanka...
Mas'uuliyiinta dalka Masar ayaa baaraya saxnimada muuqaal laga soo duubay lamaane u dhashay waddanka Denmark oo iyagoo qaawan dusha sare ka saarnaa ahraamta la...






















