Home Wararka Musharax Madaxweyne Oo Ku Labisan Direys-ka Ciidamada Oo Maanta Ka Soo Degay...

Musharax Madaxweyne Oo Ku Labisan Direys-ka Ciidamada Oo Maanta Ka Soo Degay Magaalada Boosaaso

0

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa maanta ka soo degay mid ka mid ah musharaxiinta u tartami doonta xilka madaxweyne nimo ee maamulkaasi

Musharaxan oo magaciisu  Jibril Mohamed yuusuf  (Saajin ) yahay ayaa waxaa uu diyaaradii uu saarnaa ka soo degay isaga oo xidhan Direys-ka  u gaarka  ah ciidamada