Home Wararka Page 997

Wararka

Toogasho khasaare badan geeysatay oo ka dhacday magaalada Strasbourg

0
Laba qof ayaa dhimatay, 11 kalana waa ay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Strasbourg ee bariga dalka Faransiiska, booliska ayaa sidaasi sheegay. Nimanka hubaysan...

Maxay tahay sababta Itoobiya oo xeeb la’aan ah u sameysanayso ciidamo badeed?

0
Markii ay Eritrea xornimada qaadatay sanadkii 1993-kii, Itoobiya waxay noqotay dal aanan lahayn xeeb iyo bad toona, waxayna qaadday tallaabadii la filan karay oo...

Warqad Ka Timid Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Lagu War Galiyey Xildhibaanada Golaha Wakiilada

0
Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda Somaliland oo uu Shirguddoominayay guddoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa golaha waxa uu ku war galiyay in dhamaan laga saaro...

Biriijyada u dhexeeya berbera iyo Magaalada Burco ayaa marwalba dhaawac loo...

0
Biriijyada u dhexeeya berbera iyo Magaalada Burco ayaa marwalba dhaawac loo gaystaa iyadoon illaa iminka la garanayn cida ...

Madaxawynaha dawlada xamar oo Halistii UgXumayd ee Kursigiisa galay

0
Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiyaha ay u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed...

Wiilkii badbaadiyay gudoomiyaha ONLF oo hadda dib ugula kulmay Jigjiga

0
Waxaa magaalada Jigjiga ku kulmay gudoomiyaha Jabhadda ONLF Maxamed Cumar Cusmaan iyo darawal naftiisa halis u galiyay badbaadintiisa, markii dambana lix sano xabsi ah...

Wararkii ugu danbeeyay