Senatarada Mareykanka oo u codeeyay arrin ka dhan ah Sacuudiga
Xildhibaanada aqalka senate-ka ayaa u codeeyay in milatariga Mareykanka uu joojiyo taageerada uu sacuudiga ka siiyo dagaalka Yemen.
Waxa ay sidoo kale dhaxal sugaha Sacuudiga...
wlada gadar oo Kusoo Biirtay dagaalka dekadaha ee Xeebta geeska afrika ...
Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay dawladdiisu bilaabayso mashruuca...
Guddoomiyihii guddiga amniga baarlamaanka K/G oo lagu dilay Baydhabo
Waxaa maalinkii labaad magaalada Baydhabo ka socdaa dibadbaxyo rabshado wata oo looga soo horjeedo xiritaanka Mukhtaar Roobow(Abuu Mansuur).
Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya Baydhabo...
Qalbi Dhagax walaashii: Inta badan qoyskeena waa la laayay
Tan iyo intii uu xilka qabtay ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Dr Abiy Axmed waxaa dalkaasi ka dhacay isbeddello badan. Dad badan oo tirsanayay tacaddiyo...
Madaxweyne Afwerki oo booqasho ku tegay Muqdisho
Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Deg Deg madaxawanha dawlada xamr oo amray in lasoo katiinadeeyao sheekh Mukhtaar Roobow,
Halkan Hoose ka Akhri warqada Amarka ah ee Madaxawynaha dawlada xamar Bixiyay in Lasoo xidho Mukhtaar Roobow oo farmaajo ku eedeeyaay in uu Hub...






















