Home Wararka Page 979

Wararka

Xoghayaha Guud Wuxuu U Yeelay Dowladda Soomaaliya Sida Ay Dalbatay, Ma Ahan Inay Dowladdu...

0
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Somaliya Yuusuf Garaad ayaa ka hadlay go’aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay Wakiilkii Qaramada Midoobey u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas...

Afhayeen u haday qarmada midoobay oo sheegay in laga yaabo in Ergi cusub loo...

0
Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa talaabada lagu eryey ergaygii u qaabilsanaa dalka soomaaliya. Xoghaye Antonio Guterres ayaa sheegay inuu si adag uga...

Dalka Thailand oo Hada uu Ku Dhuftay Duufaan Xoogan oo khasaare Kala Duwan...

0
Duufaanta loogu magac daray Pabuk ayaa Jimcaha maanta ku dhufatay dalka Thailand, iyadoo la filayo in ay reebto saameyn xoogan. Duufaanta oo roobab iyo...

Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland

0
Guddoomiyaha golaha baarlamaanka ee Maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed). Wareeggii hore ee doorashada ayuu helay 37 cod, Halka Cabbdijamaal...

Xukuumadu Ha Furfurto Lacagaha Ay Kaydinayso” … Xildhibaan Bashiir

0
Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland looga baahan yahay inuu fuliyo balan qaadyadii uu...

Ilhaan Cumar Oo Loo Dhaariyey Kongareyska Maraykanka

0
Ilhan Cumar oo ah haweeneydii ugu horreysay oo Soomaali ah oo loo doortay xildhibaan aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa xilka si rasmi ah loogu dhaariyay. Waxay...

Aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya ayaa goor dhawayd shaaciyey inay xidhiidhkii u jareen aqalka...

0
Aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya ayaa goor dhawayd shaaciyey inay xidhiidhkii u jareen aqalka hoose ee golaha shacabka. War ka soo baxay aqalka sare oo...

Wararkii ugu danbeeyay