Nicholas Haysom muxuu u sheegay Golaha Ammaanka ee QM? fadhigii maanta
Nicholas Haysom ayaa sheegay in uu Soomaaliya yimid 3-dii October ayna si Wanaagsan u soo dhaweeyeen saraakiil sar sare oo katrisan dawladda federaalka ah...
Sacuudiga oo dalbaday in la toogto shan kamid ah rag loo haysto dilkii Khashoggi
Sida ay ku warramayso warbaahinta Sacuudigu maxkamadaynta 11 qof oo loo haysto dilkii Wariyihii Sacuudiga ahaa ee Jamal Khashoggi, ayaa ka bilaabatay magaalada Riyadh,...
Dawlada Somaliland oo albabada u xidhay Beerta libaxyada ee hargaysa ee uu...
War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Xayiraad Culus Dul Dhigtay Beerta Libaaxyada Ee Hargeysa
Dawaarle Kunool USA oo Dharka uu iibiyo ku Qora Qabiilooyinka Soomaalida
Cismaan Axmed Abo, oo loo yaqaanno Oscar, wuxuu xirfadda harqaanle nimada ku shaqeysanayay muddo 40 sano ah. Isagoo hadda ka shaqeeya dalka Mareykanka ayuu...
Faysal Cali Waraabe Oo Casuumay Wakiilkii Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Eriday, Kana Hadlay Qorshaha...
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay talaabada ay dawlada soomaaliya ka qaaday wakiilkii qaramada midoobay u qaabilsana.Gudoomiye...
Eedeysaneyaasha dilka Khaashuqji oo maxkamad lasoo taagay
Dacwad-oogayaasha Sacuudiga ayaa dil toogasho u dalban doono shan nin oo ku eedeysan dilka weriye Jamaal Khaashuqji, waxaa sidaas maanta werisay wakaaladda wararka dalkaas,...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta gelinka dambe ka dooday xaaladaha dalka Soomaaliya...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta gelinka dambe ka dooday xaaladaha dalka Soomaaliya kaddib markii dowladda Soomaaliya ay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha...






















