Afhayeen u haday qarmada midoobay oo sheegay in laga yaabo in Ergi cusub loo magacabo dawlada xamar

0

Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa talaabada lagu eryey ergaygii u qaabilsanaa dalka soomaaliya.

Xoghaye Antonio Guterres ayaa sheegay inuu si adag uga xun yahay go’aanka Soomaaliya dalkeeda kaga saartay ergeygii qaramada midoobay Mr. Nicholas Haysom.

sida ay qortay wakaalada wararka ee Reuters Afhayeen  hadlay qaramada midoobay  oo lagu magacaabo Farhan Haq ayaa sheegay in xoghayaha guud ee qaramada midoobay uu laba jeer la hadlay madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo kaas oo ka codsaday inuu badalo go’aanka dawlada soomaaliya balse arintaasi ay suura gali wayday.
cusub u magacaabayo dalka Soomaaliya isla markaana aanu sii shaqayn doonin Nicholas Haysom.

Sidoo kale afhayeenkan u hadlay qaramada midoobay ayaa sheegay in xoghaye Antonia Guterres uu wakiil