Aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya ayaa goor dhawayd shaaciyey inay xidhiidhkii u jareen aqalka hoose ee golaha shacabka.Yaase kadanbeeya warqadan oo ka shaqeeyay, farmaajo

0

Aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya ayaa goor dhawayd shaaciyey inay xidhiidhkii u jareen aqalka hoose ee golaha shacabka.

War ka soo baxay aqalka sare oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha aqalkaasi Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa lagu sheegay in xidhiidhkii loo jaray golaha shacabka, iyada la soo bandhigay sababaha aqalka sare ku dhaliyey go’aankaasi.