Suxifyiin u shaqeeya warbaahinta dawlada oo loo haysto common ama share aay ku sameeyeen...
Weriyayaal ka hawl gala warbaahinta dawlada somaliland ayaa loo haystaa inay ka qayb galeen faalooyin lagu dhaliilay xukuumada oo lagu baahiyey baraha bulshada ay...
Wasiir Hore oo Somaliland ah oo cafis dalbaday sheegayna in uu xoolihii umada...
Wasiirkii hore ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta somaliland ee xukuumadii madaxwayne siilaanyo Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay intii uu xilka hayay inuu ka dhaxlay...
Daawo wariye cali Seenyo oo BBC da Lahadlay su,aalo adagna la waydiiya ...
Daawo wariye cali Seenyo oo BBC da Lahadlay su,aalo adagna la waydiiya oo dhanka sharciga ah
BBC Maxaad kala socotaa Dayax Madoobaadka la sheegay in uu dhacayo
Cirbixiyeenada ayaa soo uruurinaya macluumaadka dayax madoobaad la sheegay in uu dhacayo, kaas oo ay dadka qaar sheegayaan in uu la mid yahay kii...
DUGSIGA H/DH EE SUUQSADE OO KA FAA’IDAYSTAY MASHRUUCA GARGAARKA WAXBARASHADA EE AY MAALGALINAYSO...
Roob yaraan ayaa ka muuqanaysaay gobolada qaar ee Somaliland taas oo carruurta ay soo foodsaartay xaalad khataro daba-dheeraday oo ay sababeen dagaaladda abaaraha iyo...
Khilaafkii Trump iyo xisbiga dimuquraadiga oo cirka isku sii shareeray
Madaxweyne Trump ayaa shaaciyay hindiseyaal cusub oo ku saabsan gidaarkii uu doonayay in uu ku kala xiro xudduudaha waddamada Mareykanka iyo Mexico.
Hindesiyaashani cusub ayuu...
deg deg war Tahriibayaal Ku Dhintay Badda Liibiya
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay rumaysan tahay 270 ah muhaajiriin ay ku qaraqmeen badda Mediterranean-ka maalmihii u dambeeyay.
Diyaarad ay leeyihiin ciidamada badda Taliyaaniga...
Go’aan Uu Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Soo Saaray Oo Uu Ku Durrayo Magdhawgii...
19/01/2019
Go’aan Uu Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Soo Saaray Oo Uu Ku Durrayo Magdhawgii Shirkadda Haatuf Media Network
Hargeisa, January 1, 2019 (Haatuf) –
“Ugu horayn...






















