Madaxawyne Muuse Biixi oo Kulan salaan ah gurigiisa ugu tagay ex madaxawye siilaanyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Somaliland, ahna Aas-aasaha xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed...
Madaxwayne farmaajo oo fadhi iyo Joogba Diiday saakana u Duulay dalka masar
Socdaalka Madaxweynaha, ayaa yimid maalmo kaddib markii uu ka soo laabtay dalalka Burundi iyo Jabuuti
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayay,...
Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo La Sheegay Inuu Warqadii Iscasilaada Madaxweynaha U...
Guugulaha geeska oo ah bog dhexe oo lagu daabaco wargeyska Geeska Afrika oo kasoo baxa magaalada hargeysa ayaa saaka sheegay in wasiir ka tirsan...
Saddex dumar ah oo baddalaya wajiga siyaasadda Mareykanka
Alexandria Ocasio-Cortez, Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib waxaa lagu soo doortay doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ka dhacday bishii Nofembar ee sannadkii hore.
Dabcan shaqada...
Hoggaamiyaha Isbahaysiga Thirdway Alliance ee dalka Kenya, Dr. Ekuru Aukot, ayaa dawladda Kenya ku...
Isbahaysiga Thirdway Alliance ee dalka Kenya, Dr. Ekuru Aukot, ayaa dawladda Kenya ku dhaliilay inay ka gaabisay sidii ay xidhiidh diblomaasiyadeed ula yeelan lahayd...
Maxaa sababay in Luuqad jirtay ay hadda saddex ruux oo kaliya ku hadlaan
Ma jeclaan lahayd inaad dhowr eray ka barato luuqad ay saddex ruux oo kaliya uga hadlaan guud ahaan dunida?
Badeshi waxay ahaan jirtay luuqad si...
Somaliland: ‘Boqolaal kun qof, waxay wajahayaan gaajo abaaraha dartood’
Abaaraha ka taagan qeybo kamid ah Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa waxay horseedeen in dad ka badan 700,000 qof ay wajahayaan...
Dawlada Turkiga oo Wali Dabogal iyo badhis ku wada cidkasta oo la dareemo...
Booliska Turkiga ayaa u dhacay aqallada boqollaal ka tirsan ciidamada militeriga Jimcaha maanta, kuwaas oo lala xiriirinayo af-gembigii dhicisoobey ee July 2016.
Xafiiska dacwad oogaha,...























