Madaxawyne Muuse Biixi oo Kulan salaan ah gurigiisa ugu tagay ex madaxawye siilaanyo

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Somaliland, ahna Aas-aasaha xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Balse war intaas dhaafsiisani kamuu soo bixi warkan oo ay baahiyeen xafiiska madaxtooyadda somaliland,waxaana wararku sheegayaa in madaxwayne siilaanyo kala hadlay muuse biixi qodobo ku saabsan shirwaynaha Golaha dhexe ee xisbiga kulmiye oo qabsoomaya,safarkii uu ku tagay itoobiya iyo qodobo kale.

 


ShareThis