Cabdi Casiis samaale oo Sicad Fariin ugu Diray Madaxawyne Biixi, Madaxawyne xisbiga Kulmiye...
iframe width="640" height="360" src="https://www.youtube.com/embed/IR69F_KvNnc" frameborder="0" allow="accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture" allowfullscreen>
Pakistan Oo Soo Riday Labo Diyaaradood Oo Hindiya Leedahay
Dawladda Pakistan ayaa sheegtay in ay soo ridday labo diyaaradood oo kuwa dagaalka ah oo ay leedahahay Hindiya kuwaas oo soo galay hawadeeda Kashmir.
Pakistan...
Hooyo Soomaaliyeed oo si aan horay loo arag ula hadashay ra’iisul wasaaraha Itoobiya
Hooyo Soomaaliyeed ayaa su'aalo muhiim ah soo bandhintay ka dib markii ay ka qayb gashay kulankii dhawaan uu ra'isal wasaaraha Itoobiya la yeeshay in...
Dhakhaatiir Somaliland ah oo Socdaal Aqoon-korodhsi ku Tegi Doona dalka Taiwan
Horumarinta Aqoonta Waxbarasho iyo Gargaarida Shacabkeenu waa muhiimadayada koowaad..." Safiir Ayaan Maxamuud Cashuur.
London- Safiir Ayaan Maxamuud Cashuur ayaa shaaca ka qaaday in shan dhakhar...
Madaxawyne Buhaari ayaa ku guulaystay doorashadii Nayjeeriya,
Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa mar kale loo doortay madaxweynenimada Nigeria, sida ay muujinayso natijada kama dambaysta ah ee doorashadii Sabtidii dhacday.
Hoggaamiyahan 76 jirka...
Mashaariicdii Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Soomaaliya Oo La Musuq Maasuqay
Mashaariicda uu Soomaaliya ka waday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa six un loo mamaulay. Sida uu ogaaday Galka Baarista mashaariic ku kacayey $6.6 milyan...
Nin iska dhigay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo lacag badan dhacay
Booliska dalka Kenya ayaa doonaya iney muddo 10 maalmood ah xabsiga kusii hayaan 7 nin oo lacag dhan 10 milyan oo shilin ka dhacay...



















