BBC war cusub Toogashadii New Zealand: Hoggaamiyaha Austria oo arrin cusub shaaciyay
Hoggaamiyaha dalka Austria Sebastian Kurz ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay inuu jiro xiriir dhaqaale oo ka dhaxeeya ninka loo heysto weerarkii masaajidyada dalka...
BBC Nin ‘isku dayay inuu tareen rogo’ oo lagu xiray Austria
Ciidamo khaas ah oo ka tirsan booliska dalka Austria ayaa xiray nin lagu tuhunsan yahay in uu taageero kooxda Daacish, kaasoo la rumeysan yahay...
VOA deg deg war Qarax caawa ka dhacay Muqdisho
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa fiidkii u qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Laba Dhagax meel u dhow cisbitaal ku yaalla...
Trump oo lacagtii gidaarka ka heley meel kale
Aqalka Pentagonka ee looga taliyo militariga dalka Maraykanka ayaa ansixiyay lacag dhan $1 bilyan oo doolar oo ka mid ahaa miisaaniyadda ciidanka in loo...
Siyaasi Duur Oo Ka Horyimid Mawqifka Xisbigiisa Waddani Ka Taagan Yahay Guddida Doorashada
-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka horyimid aragtida xisbigiisu ka qabo guddida doorashooyinka somaliland.
Siyaasi...
Buug ay qortay Michelle Obama oo 10 milyan laga iibsaday
Buug xusuusteeda ay ka qortay xaaska madaxweynihii hore ee Maraykanka, gabadha lagu magacaabo Michelle Obama ayaa noqday kan loogu iibsiga badanyahay dalka Maraykanka.
Waxaa la...
Maxkamad sare ee marayknka oo Taageertay dalka Suudaan,
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Talaadadii beddeshay xukun ku amray dowladda Sudan inay magdhow siiso qoysaska 17 askari oo sanaddii 2000 lagu dilay qaraxii...
Khabiir Maraykan Ah Oo Safiirka USA Ee Soomaalida Ku Canaantay Inuu Ka Gaabiyay Taageerada...
Michael Rubin, oo ah aqoonyahan Maraykan ah oo madax ka ah machadka American Enterprise Institutute dhawaana socdaal ku yimid magaalada Hargeysa, ayaa safiirka Maraykanka...
























