Home Wararka Page 878

Wararka

Aduunka Ya Ugu Shaah Cabid Badan, Shaaha Kulul Maxaase Khatar ka Dhalan kara

0
Seynisyahanada ayaa baaraya suurtagalnimada ah in Shaaha kulul oo aad cabtid aad ka qaadi kartid Kansarka ku dhaca cunaha. Khuburada waxay ka dhawaajiyeen in shacabka...

Haweeney ra’iisul wasaare ah oo guursatay weriye caan ah

0
Ra’iisul wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa maanta la aqal gashay weriye caan ah oo ay in muddo ah wada socdeen,sida uu sheegay afahayeen...

Mucjiso lagu arkay dalka Australia?

0
Wakaaladda duurjoogta Australia ayaa shaacisay sawirka seddexda indhood leh oo marki ugu horreysay lagu arkay waqooyiga dalka Australia. Wakaaladda duurjoogta Australia waxay sawirka maskaasi ku...

Soomaali lagu laayay dalka Itoobiya

0
Ugu yaraan 11 ruux oo Soomaali ah ayaa lagu laayay gobolka Siti, sida uu BBC-da u xaqiijiyay Cabdullaahi Maxamed Mawliid oo ah wasiirka warfaafinta...

Madaxweynaha Erdogan oo xariga ka jaray misaajidka ugu weyn dalkaas

0
Madaxweynaha Erdogan oo xariga ka jaray misaajidka ugu weyn dalkaas Masjidka ugu weyn waddanka Turkiga ayaa maanta loo dabaaldegay furitaankiisa xaflad ka dhacday magaalada Istanbul...

Warkii Uu Baashe Cawil Qoray Ee Uu Lacagta ku Bixiyey Soo Daabacaaddiisa, Ayuu Hadana...

0
Qoraa Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa Tafaasiil ka bixiyay cidii bilowday qorshaha dawlada Kenya ku doonayso in ay somaliland xidhiidh diblamaasiyadeed la yeelato kana furato...

Shirkadda Facebook oo mamnuucday shaqsiyaad halis ah

0
Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa hadallo nacayb ku salaysan ku eedaysay Alex Jones oo daadihiya barnaamij ka baxa barta InfoWars oo...

BBC,war cusub ilahaan cumar, Ilhaan Cumar: “Horey ayaan uga soo badbaaday maleeshiyaad, haddana...

0
Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka ayaa dhawaan sheegtay in ay haatan ka hor ka soo badbaaday qabqablayaasha...

Wararkii ugu danbeeyay