Home Wararka Page 877

Wararka

Dawlada Ingiriiska Oo Talooyin U Soo Dirtay Hogaamiyeyaasha Sadexda Xisbi Ee Somaliland

0
Wasiirru dawlaha Arrimaha dibaddaHarriett Baldwin ayaa ugu baaqday saddexda xisbi qaran ee Somaliland inay muujiyaan isu tanaasulid lagama maarmaan ah si loo xaqiijiyo inay...

Madaxweynaha Vietnam oo la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigay

0
Hogaamiyaha dalka Vietnam ayaanan lagu arkin meel fagaara ah ku dhowaad seddex isbuuc, taas oo keentay in walaac laga muujiyo xaaladiisa caafimaad. Madaxweyne Nguyen Phu...

Dire Dawa ,Isku Soobax aay ka qaybgaleen boqolkun oo qof oo lagu soo...

0
Kumanaan kun oo qof ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay socod dibad bax ah ku mareen jidadka magaalada Dire Dawa (Dirdhabe) iyo dhowr...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta jamhuuriyada Somaliland oo ka Hadlay Bisha ramadaan Curashadeeda

0
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in aan meel laga arag bishii Ramadaan, waxaanu shaaciyey in la...

Diyaaradda Boeing 737 oo shil gashay

0
Diyaarad rakaab ayaa ku soo dhacday gobolka Florida ee dalka Mareykanka xilli ay ku soo dageysay garoon diyaaradeed. 21 qof oo rakaabkii diyaaradda saarnaa ka...

Dhulka Soomaalida yaa siiyay Canfarta Itoobiya

0
Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa shalay buriyay ama laalay heshiis maamulkii ka horreeyay ee madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar uu la galay...

Wararkii ugu danbeeyay