Home Wararka Page 838

Wararka

Deg Deg, Ajanai Farsamoyaqaana oo saka Lagu saray Berbera

0
Kooxo kamida Rag Dhalainyaro farsamo yaqana oo maalmihii u danbeeyay ka qaylinayay Ajaniga Shaqdii Hoose ka qaaday ayaa saaa Xili Hore gacanta saray Dhaawacyana...

Daawo :- Trump Iyo Kim John Un Oo Ku Kulmay Xadka Labada Kuuriya

0
Donald Trump ayaa noqday madaxweynihi ugu horreeyay oo Mareykan ah oo cagta dhiga waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib marki isaga oo jooga goobta milatariga ka...

DAAWO:-Kulan Uu Hogaaminayay Cali Khaliif Oo Beelaha Harti Hargaysa Ku Dhexmaray+Qodobada Laga Soo Saaray

0
DAAWO:-Kulan Uu Hogaaminayay Cali Khaliif Oo Beelaha Harti Hargaysa Ku Dhexmaray+Qodobada Laga Soo Saaray    

Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Dib U Eegis Ku Samaynaysa Eedaymaha Coldoon

0
Xeer ilaalinta somaliland ayaa go’aansatay inay dib u eegis ku samayso eedaymaha loo haysto wariye Cabdimaalik Coldoon. Xeer ilaalinta somaliland ayaa go’aankan qaadatay iyada oo...

Khatar Colaadeed oo Ku wajahan Dalka Soodaan, Milatariga V Shacabka Isbedel Doonka ah

0
Kooxda ugu wayn mucaaradka dalka Sudan ayaa sheegaysa in ciidamada ammaanku ay u dheceen xafiis ay leeyihiin ayna joojiyeen shir jaraa’id oo ay kaga...

Xisbiga Ucid oo Madaxawyne Biixi ka dalbaday Arin Ku saabsan Golayasha Degaanka,

0
Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland maalintii shalay aheyd u qoray warqad furan taas oo uu kaga dalbanaayo in uu...

Kbatan Markab oo Jarmal ah oo xoog ku galay dekad talyaniga ku taal badbadisayna...

0
Wasiirka arrimaha gudaha ee waddanka Talyaaniga, Matteo Salvini, ayaa waxa uu ku eedeeyay kabtanka markab siday muhaajiriin la soo badbaadiyay inay iskudayaysay inay dajiso...

Xildhibaan Kenyan ah : Farmaajo cag masoo saari karo dalkeena

0
Xildhibaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Jubilee ee talada haya, aadna ugu dhow madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, oo lagu magacaabo Moses Kuria...

Xubno Ka Tirsan Xisbiga Amxaarada Oo Lagu Xidhay Itoobiya

0
Booliska Itoobiya ayaa xiray 56 qof oo xubno ka ah xisbiga siyaasadeed ee Amxaarada kadib afgambigii fashilmay ee la doonayey in lagula wareego awoooda gobolka,...

Dawlada Kenya oo daboolka ka qaaday kulan dhexmaray wasiirka arimaha dibada...

0
Dawlada Kenya ayaa ka hadashay kulan dhexmaray wasiirka arimaha dibada somaliland iyo xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha dibada Kenya.   Qoraal lagu baahiyey barta twitter-ka...

Wararkii ugu danbeeyay