Xildhibaan Kenyan ah : Farmaajo cag masoo saari karo dalkeena

0

Xildhibaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Jubilee ee talada haya, aadna ugu dhow madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, oo lagu magacaabo Moses Kuria ayaa soo jeediyay in Soomaaliya laga qaado tallaabooyin adag.

“Waxaan ku qasaarinaa nafta askarteena si aan u taageerno dowladda daciifka ah ee Soomaaliya” ayuu yiri xildhibaan Moses oo bartiisa Facebook soo dhigay qoraal dheer.

Waxa uu sheegay in la gaaray xiligii laga aargoosan lahaa Soomaaliya, wuxuuna soo jeediyay dhawr arrimood in looga aargoosto Soomaaliya

1.In madaxda iyo ganacsatada Soomaalida ee guryaha iyo gacansiyada ku leh Kenya laga eryo dalka

2.In la dhiso darbiga xuduudda

3.In la xiro xerooyinka qaxootiga

4.In madaxweyne Farmaajo oo uu isaga ku sheegay in uu yahay Muwaadhin Norwegian ah uusan cag soo dhigin Kenya.

Hadalkan ayuu xildhibaanka sheegay xili xabsiga loo taxaabay xildhibaan kale oo jeediyay hadalo kicin ah oo ku saabsan dadka ajaaniibta ah ee Kenya ku saabsan, balse weli ma jirto wax laga dhahay hadalka Moses Koria.Illo lagu kalsoonyahay ayaa BBC-da u xaqiijiyay in madaxweyne Farmaajo uusan soo marin hawada Kenya markii uu dhowaan safarka ku tagay dalka Koonfur Afrika, si uu uga qeybgalo xafladdii caleemo saarka madaxweyne Cyril Ramaphosa.

Moses Kuria

Talaadada

It is time that Kenya flexes it’s muscle as a regional power. We continue to lose lives of our soldiers and civilians as well as billions of dollars trying to prop a ‘weak and almost stateless’ Somalia. KDF has been there for a decade. We continue to host hundreds of thousands of Somalia nationals in Dadaab Refugee Camp, Kenya’s 6th largest unofficial county. All the ruling elites in the ‘weak and near stateless’ Somalia have luxury homes in Kenya and businesses in Eastleigh.

See more

It is time that Kenya flexes it’s muscle as a regional power. We continue to lose lives of our soldiers and civilians as well as billions of dollars trying to prop a ‘weak and almost stateless’ Somalia. KDF has been there for a decade. We continue to host hundreds of thousands of Somalia nationals in Dadaab Refugee Camp, Kenya’s 6th largest unofficial county. All the ruling elites in the ‘weak and near stateless’ Somalia have luxury homes in Kenya and businesses in Eastleigh. Yet, weak and near stateless Somalia has the temerity and audacity to grab 40% of Kenya’s territorial space through their self imposed map of territorial waters, file the case at the International Court of Justice at The Hague and go ahead to start hawking oil exploration blocks in the very disputed waters. The Presidents of Somalia and the ICJ are both dual Somalia and Norwegian nationals. Most of the oil blocks in out grabbed waters have been hawked to Norwegian companies . We spent decades helping the South Sudanese in their useless battles and almost donated Kalonzo Musyoka to them. What did we get? Zero share in their oil-Uganda got all of it-, our citizens are killed daily as Juba keeps a studious silence, while our business people have close to US $ 2 Billion stuck there in a useless Sudan currency without Forex to repatriate. We can’t have a repeat in Somalia. We need to ban Norwegian lackey President Farmaajo from ever setting foot in Kenya and Eastleigh, move the Dadaab refugee camp to Kismaayo, build the long delayed wall and then move the KDF to our side of the wall and leave Farmaajo to partition his country between him and Al Shabaab. As for our territorial waters, NOT AN INCH LESS

Sidoo kale waxaa aad u yaraaday safaradii ay wasiiradda, xildhibaanada iyo mas’uuliyiinta kale sida joogtada ah ugu imanayeen Kenya kadib markii garoonka Jomo Kenyatta laga celiyay wasiiro iyo xildhibaano ku safrayay baasaboorka diblomaasiga ah ee Soomaaliya.

Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa talaadadii sheegay in aysan Soomaaliya kasoo qeybgali doonin shir Nairobi lagu qabanayay oo ay isku soo horfariisan lahaayeen dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland, kaas oo ay dhinac ka fadhiyeen ergo ka socota beesha caalamka.

xigasho BBC