Xisbiga Ucid oo Madaxawyne Biixi ka dalbaday Arin Ku saabsan Golayasha Degaanka,

0

Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland maalintii shalay aheyd u qoray warqad furan taas oo uu kaga dalbanaayo in uu kala diro golayaasha deeganka dalka oo sharci daro kuraasta ku fadhiya