Home Wararka Page 839

Wararka

Wiilka Trump oo candhuuf lagu tufay

0
Eric Trump oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu candhuuf ku tufay qof shaqaale ah oo ka shaqeeya...

Deg Deg :- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Xukuntey Gudoomiye Maxamed Sadiiq

0
Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq dhamme waxaana ay ku xukuntey...

Ilhaan Cumar oo ka qeybgashay dabaaldegga dadka isku jinsiga ah ee isku taga

0
Ilhaan Cumar ayaa barteeda Twitter-ka ku daabacday iyadoo la damaashaadeysa dadka isku jinsiga ah ee isku taga oo sannadkasta bishan oo kale sameysta dabaaldegyo. Dalalka...

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Laalay Xaaladii Degdega Ahayd Ee Uu Ku Soo Rogay Deegaano...

0
WAREEGTO MADAXWEYNE: 25/06/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/WAG/WG/ CQS/081/4/224/ 234/037-332/062019, uu ku laalay xaaladii...

Madaxawynaha Ruwanda PaulKagame : Xuquuqul insaanka Reer Galbeedka ‘waa wax lagu qoslo’

0
Madaxweynaha dalka Rawanda ayaa wax lagu qoslo iyo fajac ku tilmaamay aragtida xuquuqda aadanaha ay ka qabaan dalalka reer Galbeedka, wuxuuna ku tilmaamay dareen...

Xukuumada xamar oo Joojisay Wadhadalkii ay Ku blan sanaateen Somaliland

0
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa ganafka ku dhufatay wada hadalkii ay somaliland kula yeelanaysay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Dawlada soomaaliya ayaa sheegtay inaanay...

Wararkii ugu danbeeyay