Deg Deg, Ajanai Farsamoyaqaana oo saka Lagu saray Berbera

0

Kooxo kamida Rag Dhalainyaro farsamo yaqana oo maalmihii u danbeeyay ka qaylinayay Ajaniga Shaqdii Hoose ka qaaday ayaa saaa Xili Hore gacanta saray Dhaawacyana u gaystay illaa Todaba Ajanibi ah oo u kasoo jeeda balgaala dhas iyo Hindi,
Ragan La Dhaawacay ayaa la dhigay cisbitaalka berbera oo lagu dawaynanayo
muruq malka farsamo yaqanada ah ee rerr berbera aya maalimihii u danbeeyay dacwado ka diray ragan ay sheegeen in aay shaqadii ka qadeen iyagoo baaqyo kala duwan u diray xukuumada sare iyo ta gobolkaba,

Badhasaabka gobolka saaxil Eng Axmed Cismaan xasan oo Mar dhawayd warbahinta la hadlay ayaa Sheegay in aay Kudaba Jiraan ragii Waxyeelada ugaystay Ajanabiga waxaanu sheegay in Amnigu yahay Muqadas qofwalbana looga baahan yahay in la sugo amaanka guud,