Home Wararka Page 1086

Wararka

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo ka garaabay dhibaatada Muslimiinta lagu hayo

0
Guddiga xal u raadinta dhibaatooyinka Muslimiinta Itoobiya haysta ayaa la kulmay ra'isulwasaare Dr Abiy Axmed. Guddigu waxay sheegeen in ay ra'iisalwasaaraha u bandhigeen dhammaan eexda...

Xukuumada Raysal wasaare Appy oo Shaqadii ka Eriday Shan taliye Xabsi Oo...

0
Dowladda Itoobiya ayaa shaqada ka ceeyrisay shanta taliye ee ugu sarrayso xabsiyada dalkaasi. Xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisul wasaare...

Nin Qorsheeyay in Uu Naagtiisa Dillo, Laakiin Aay ka Badbaaday,

0
Markii ay Nancy Shore gaari kaga soo laabatay kaniisadda oo gurigeeda ay u soo socotay habeen ka mid ahaa bishii Agoosto 2012, ayaa waxaa...

Duqa Magaalada Muqdisho Oo Xeer Uu Soo Saaray Ku Laalay Heshiisyo Ay Gashay Dawladii...

0
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday, isla markaana lagu baabi’iyey...

Dagaal ka socda magaalada Baabili ee dalka Itoobiya

0
Dagaal xooggan ayaa la sheegayaa inuu ka socdo gudaha magaalada Baabili oo maamul ahaan hoos timaadda gobolka Oromada ayna wada degaan qowmiyadaha Soomaalida iyo...

Gadiid layda Reer Berbera oo ka cabanaya Qandaraaskii Kirada baabuurta oo Nin kaliya Kooto...

0
Berbera, Qandaraasyadii Garoonka Diyaaradaha ee Berbera oo Xiligan Aay ka Socoto Shaqo Dibu Dhis ahi waxaa ka taagan Buuq badan , Mulkiilayaasha Gaadiiidka Yar...

Warsaxaafadeedka Ka Soo Baxay Madaxtooyadda Oo Lagu Magacaabay Gudida Komishanka Xuquuqaal Iinsaanka Somaliland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-156/072018, ku magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka. Waxaanay u dhignayd...

Wararkii ugu danbeeyay