Home Wararka Page 1085

Wararka

Xaflad Dhalasho Caruureed oo Isugu Jiray Soomali, Suuriyaan Etoobiyaan oo Nin Madaow Maraykan ahi...

0
Nin madow Mareykan ah oo booliska dalka Mareykanka si weyn u garanayaan islamarkaana gobollo badan oo Mareykanka ka tirsan dambiyo kala duwan ka galay...

DEG DEG, Baarlamanka dalka Ethiopia ayaa maanta ansixiyey qaraar ururada ONLF, OLF iyo Ginbot...

0
Baarlamanka dalka Ethiopia ayaa maanta ansixiyey qaraar ururada ONLF, OLF iyo Ginbot 7 ee dalkaas ka saaraya liiska argagixisada, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda...

Qormo Xiiso Leh,Waxaa dalka Koonfur Afrika lagu qabtay carwo lagu kireynayo xabsigii uu mudada...

0
Waxaa dalka Koonfur Afrika lagu qabtay carwo lagu kireynayo xabsigii uu mudada dheer ku xirnaa madaxweynihii hore ee dalkaas Nelson Mandela, waxaana habeenkii lagu...

Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa faafaahin ka bixinaysa sida ciidamada Ammaanka Itoobiya...

0
Warbixinta oo ka kooban 88 bog islamarkana ay soo saartay hay'adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeeynaysa tacadiyo saraakiisha...

Wasaarada Qorshaynta qaranka Somaliland oo Ruqsadii kala Noqotay ha,ado aay Hore Liisanka u...

0
Soomaaliland Oo Shaacisay Tirada Hay'addo Ay Shaqada Ka Joojisay Iyo Sababaha Ay U Cuskatay    

Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo Ugu hanjabay Xildhibaanada Guurtida ah hadii aay Xiligan Buuq Isaga...

0
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in tahay in Madaxweynaha laga codsado inuu kala diro Golaha Guurtida, ka dib markii...

DEG DEG, Xildhibaano Guurtida ah oo Isku bahaystay Sidii Xilka Looga qaadi lahaa saleebaan...

0
Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ka dhex istaadhan mooshin la doonayo in xilka lagaga qaado Guddomiyha Golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan. Xildhhibaano ka tirsan golaha guurtida...

Wararkii ugu danbeeyay