Degmada Gooba ee Kililka Oramada Ayaa La Burburiyay taalo aay Kusawirnayd Dawaco,Waxaana ka dhashay iska Hor Imaad aay ku Dhinteen 10 Qof

0

Magaalada Gooba oo ka tirsan deegaanka Baali ee dalka Itoobiya waxaa ku dhintay dad gaadhaya 10 qof waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhowaad boqol qof.

Dhimashada iyo dhaawaca ayaa ka dhashay ka dib markii ay isku dhaceen dad ka wada tirsan qoomiyadda Oromada.

Isku dhaca dadkaasi ayaa ka soo wada jeeda Qoomiyadda Oromada oo ugu balaadhan wadanka Ethiopia ayaa ka danbaysay  ka dib markii qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada Gooba ay burburiyeen taallo ku taalay beer lagu xannaaneeyo Dacawada.

tallaabadaasi oo dadka qaar ay ka saluugeen, sida uu ku soo waramay Wariyaha Bbcda u jooga Magaaladda Jigjiga.

bbc sourcis