Cajiib, Gabar Yar oo Swedish ah oo Diiday in la Mustaafuriyo Nin Afgaanistani...
is hortaag ay gabar u ololaysa xuquuqda dadka oo Swedish ah ku hor istaagtay in dib loo celiyo nin Afgaanistan u dhashay oo qaxooti...
Waa kuma faysal ali waraabe, BBC da oo Mashruuc Kusoo Qaadatay Dabgalka Nolasha+ Siyaasada...
Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe} gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa sanaddii 1948 .
Waxbarashadiisii dugsiga hoose iyo dhexe...
Degmada Gooba ee Kililka Oramada Ayaa La Burburiyay taalo aay Kusawirnayd Dawaco,Waxaana ka dhashay...
Magaalada Gooba oo ka tirsan deegaanka Baali ee dalka Itoobiya waxaa ku dhintay dad gaadhaya 10 qof waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhowaad...
Heshiis Qarbo qarbo ah oo Laga gaadhay dadkii la xanibay ee xashka tagi lahaa
Wasaaradda Aawqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya iyo shirkadaha diyaaradaha ee ka daneeya ama ka ganacsada arimaha Xajka ee sanadkan 2018-ka,ayaa waxa ay hehsiis ka...
Deg Deg, Dekadaha Soomaalida ee Jabuuti iyo Berbera lama tartami karto Eritaria, Prof abdi...
Magaalada Abu-Dhabi waxaa maanta ka dhacay kulan saddex geesood ah oo dhexmaray madaxda, Imaaraadka, Ethiopia iyo Eritrea.
Dhaxalsugaha Imaaradda Abu-Dhabi, Maxamed Bin Zaayid ayaa qasriga...
berbera, War Deg Dega, Laash kaluumaysato iyo Ragii watay oo la La,yahay
Kaluumaystadan Ayaa warbaahinta u Sheegay in La waayay labo Nin iyo Laashkoodii kudo Ka badan 24 saacadood, waxaanay intaa ku dareen in aay...
DEG DEG, Madaxwaynaha Dawlada xamar oo bartiisa Twitter,ka kaga hadlay shirka...
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay bandhiga buugaagta ee ka socda magaalada Hargeysa.
Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyey bandhiga buugaagta...




















