Hay’adda NRC oo sheegtay in ay xireyso barnaamijyo gargaar oo ay fulin jirtay
Hay'adda gargaarka caalamiga ah ee fadhigeedu yahay dalka Norway ee NRC loo soo gaabiyo ayaa ku dhawaaqday in ay xireyso barnaamijyadii ay ka fulin...
Muhaajiriin ku dhintay xeebaha Liibiya
Hay'adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in muhaaajiriin ka badan 100 qof ay toddobaadkan dhinteen.
Muhaajiriintani ayaa sida ay hay'adda sheegtay ku...
Muqdisho: 11 qof oo ku dhintay qarax
Tirada dadka ku dhintay qaraxii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa korodhay iyadoo la xaqiijiyey dhimashada 11 qof, halka 22 kalena ay ku dhaawacmeen,...
Xukuumada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Sumadaha Cusub Ee La Siinayo Baabuurta
Xukuumada somaliland ayaa soo bandhigtay sumadaha cusub ee loo sameeyey baabuurta.
Wasaarada gaadiidka iyo horu marinta jidadka ayaa si rasmi ah u baahisay noocyada ay...
Kooxdii Afduubtay Baabuurkii Shirkada Oomaar Oo Madaxweyne Biixi U Soo Diray Fariin Garnaqsi Ah...
Kooxda falka afduubka ah u kaxaystay baabuur xammuul ah oo ay leedahay shirkadda Oomaar oo laga kaxaystay bariga caasimadda Hargeysa habeenkii Khamiista ee toddobaadkan,...
Waalidiinta carruurtii Yaman ee lagu laayay duqeyntii isbahaysiga Sucuudiga hoggaamiyo oo la yaaban sababta...
Muddo haatan bil laga jooga ayaa duqeyn dhanka cirka ah oo isbahaysiga uu Sucuudiga hooggamiyo la beegsaday bas siday carruur ayaa waxaa ku dhintay...
Hanti Dhowr Inoo Shaqeeyaa ma Jirto Madaxwayne Biixina, Eng Maxamed xaashi Cilmi
Maxamed Xaashi Cilmi wasiirkii hore ee maaliyada ayaa soo dhaweeyay dib u diiwaangalinta hantida maguurtada ah ee dawlada, waxaanu ku tilmaamay dhibaatada gaadhay dalka...





















